Ma ogtahay? ninkii soo hindisay ama alifay Computer inuu ahaa: Charles Babbage oo u dhashay dalka Ingiriiska. isagoo sameeyay naqshaddii ugu horreysay qarnigii 19-aad.
Charles babbage ayaa nashqadii ugu horaysay ee computer ah: hindisay qarnugii 19 aa kadib markii uu arkay inay jiraan qaladaad badan oo dhanka xisaabaadkaa. Qalabkaas ayaana ahaa mid otomatic ah kaas oo loo yaqaanay: Analytical Engine.
Charles Babbage waa saynis yahan u dhashay dalka Ingiriiska waxaa loo aqoon sanyahay inuu yahay aabaha Computerka. ilaa iyo maantay
0 Comments