Waa Maxay ChatGPT5



Cadceed Academy.com

 Shirkada open Ai ayaa dhawann soo saartay update-kii udanbeeyey ee chatgpt kaas oo luugu magacdaray Chtgpt-5.

Nuucaan cusub ayaa ah mid aad u aqlibadan kana hormarsan dhamaan nuucyadii ka horeeyey. Shirkada open Ai ayaan sheegtay inuu leeyahay awoodo badan sida inuu fahmikaro cod-kaaga, sawirada aad udirto iyo xitaa dukumentiyada muhiikaa ee aad lawadaagto.

Update-kaan cusub waxaa loo siidaayey damaan dadka isticmaala Chatgpt haday ahaan lahaayeen kuwa lacagta bixiya iyo kuwa freega ku isticmaala, Taasoo kadhigan in qof walba uu heli karo fursad uu ku tijaabiyo awoodaha cusub ee update-kaan.Chatgpt-5 wuxuu kuu ogolaanayaa inaad la hadasho adigoon wax qoraal ah ku qorin, maadaama uu si toos ah ufahmi karo codkaaga isla markaana uu jawaab kusiinayo sidii qof aad la sheekaysanayso.

Sidoo kale haddii aad aad udirto sawir wxuu awood uleeyahay inuu sharaxaad kabixyo xog muuhiim ah kasoo saaro, ama xitaa aad fahamto micnaha ku jira intaa waxaa dheer Dulumentiyada sida Word PDF ama kukale waxa uu si fudud wasoo saaraa xogta aad ubaahan tahay, taas ka dhigaysa mid aad u anfcaya dadka wax barta suxufiyeenta iyo xirfadlayaashakale.

Faa’iidada ugu weyn ee Chatgpt waa inuu kuu bad baadinayo waqtibadan oo kaabxi lahaa kuuna fududeeyo shaqooyinka sida qorista qoraalo cajiiba aadna looga fakaray, Samaynta cilmi baarisyada, fahamka luuqado badan iyo diyaarinta war bixino dagdag ah.

Qabashada howlahaas badan iyo fahakiisa oo sareeya ayaana kadhigaya chpt-5 mid ku haboon in loo adegsado howlo kala duwan, sida shaqada, wax barshada iyo nolol maalmeedka.

Ugu danbayntii chatgpt-5 maha oo kaliya chatbot caadi ah, balse kaaliyecasri ah, kaas oo kaacaawinka fahamka codad-ka, qoraalada iyo xogta si uu kuu siiyo waay-aragnimo aan caadi ahayn. Waana aalad uu qof walbaahi shaqooyinkiisa u adeegsan karo dholoshiisana wax kabadali karta.

Hadda muuqaalka intaas ayuu ku egyahay haddii aad wax sugaalo qabto waad isoo waydiinkartaa macsalaamo.


Post a Comment

0 Comments